Yoshi Her, wiilka qaxootiga Hmong iyo xubin SEIU HCMN

Waxaan ku dhashay Maraykanka, laakiin waalidkay may ahayn. Qaxooti Hmong ahaan, waxay ka soo haajireen Laos waxayna aadeen xero qaxooti oo ku taal Thailand ka hor intaysan iman Maraykanka. Intii lagu guda jiray waxa loo yaqaan "Dagaalka sirta ah" ee Laos, Hay'adda Sirdoonka Dhexe ee Maraykanka (CIA) waxay qoratay dadka Hmong ee asaliga ah si ay ula dagaallamaan [...]