Codkaaga la maqlo!
Si wadajir ah, waxaan u dagaalameynaa ilaalin iyo siyaasado cusub oo awood siin doona dhammaan shaqaalaha muhaajiriinta ah oo xoojin doona qarankeena.

U sheeg maamulka Trump in DHAMMAAN carruurta ay mudan yihiin inay helaan waxbarashada hore
Talaabo Qaado - Ballanqaadka dhalashada
Ballan qaad inaad u noqoto muwaadin Maraykan ah naftaada, qoyskaaga, iyo beeshaada.
Haddii aad tahay muwaadin dhalasho ahaan qaatay, waxaanu doonaynaa inaanu war kaa maqalno! Sidee dhalashada Maraykanka u saamaysay noloshaada? Nala wadaag!